ID: com.shum.shmaumal
Version: 1.3
Size: 0.5 Mb
Sh Umal Screen Preview
Sh Umal Details
Bismillaah Tafsiirka Qur'aanka oo dhamaystiran halkan ka baro. Waxa uu kuu sahlayaa appkan in aad ka dhageysato casharada tafsiirka oo dhan. Waxaa akhriyey tafsiirkaan Sh M A Umal (Alle haka siiyo ajar iyo xasanaad ). Waxaan ka shaqeynay appkan muddo wakhti ah waxaana ah alle mahadiisa in aan maanta khadka ku soo darno. Waxaan hadda soo wadnaa Sh Cumar faaruuq iyo qaariga magaciisa layiraahdo Sh Cabdirashiid Sh Cali suufi insha allah //Cabdirisaaq Maxamuud JamacWhat's new in Sh Umal 1.3
Waxaan ku soo darnay. 1. wakhtiga casharka u soconayo oo la arki karoDownload Sh Umal 1.3 APK
Search terms:
Sh Umal for pc
Sh Umal mod apk
Sh Umal full version
Sh Umal full data